Isku xirrada

War

Johnie Carson oo ka Hadlay Abaaraha Somalia


Johnie Carson oo ka Hadlay Abaaraha Somalia

Johnie Carson oo ka Hadlay Abaaraha Somalia

Maraykanka ayaa sheegay inuu wixii karaankiisa ah ka geysanayo kaalmada dadka ku tabaaloobay abaaraha ka jira Somalia iyo Geeska Afrika.

Dowladda Mareeykanka ayaa sheegtay iney sameeyneyso wax kasta oo karaankeeda ah sidii ay gacan uga geysan laheyd kaalmada ku wajahan dadka ay abaaraha ku dhufteen Geeska Afrika. Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee arrimaha Afrika, Johninie Carson iyo madax kale oo ka kala socotay Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo hay’adda mareykanka u qaabilsan gargaarka ee USAID ayaa xalay shir jaraa’id ku qabtay magalada Washington kaasoo ay ku faahfaahiyeen abaaraha Geeska Afrika

XS
SM
MD
LG