Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Japan oo Deeq Siisay Booliiska Somalia


Dowladda Japan ayaa shalay ku wareejisay DKMG ah qalab isugu jira Gaadiid iyo agabyo kale oo ay ugu deeqday ciidmada Booliska dowladda.

Xafladii wareejinta ayaa ka dhacday garoonka diyaaradaha ee Aden Cade ee magaalada Muqdisho

Warbixinta oo maqal ah halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG