Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabuuti oo ka Hadashay Xiriirka Kala Dhaxeeya Somaliland


Djibouti
Djibouti

Safiirka Dawlada Djibouti u fadhiya Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadlay xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Djibouti xili mudooyinkan ay dood ka taagnayd hab maamuuskii loo qaabiley madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo markii uu ka qayb galayay xafladii caleemo saarka madaxweyne Geele horaantii bishan.

Ambassador Xuseen Cumar Kawaaliye oo waraysi gaar ah siiyay wariyaha VOA ee Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud ayaa sheegay in aanu ogolayn in la aflagaadeeyo madaxweynihiisa isla markaana ay arintan ka wada haldeen wasaarada arimaha dibada Somaliland.

Ugu horeynba waxa uu ambbassdor Xuseen kawaaliye ka hadlayaa kulan ay jaaliyadaha Djibouti ee qaar ka mid ah dalalka dibadu ay isugu imaadeen magaalada Hargeysa.

Jabuuto oo ka hadashay xiriirka Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:36 0:00

XS
SM
MD
LG