Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Bankiyada Islaamka


Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay sida ay u shaqeeyaan Bankiyada Islaamiga ah ee dunida gaar ahaana kuwa Somaalida.

Dunida waxaa aad ugu soo badanaya bankiyada adeegsada sharciyada islaamka marka ay noqoto dhinaca lacag dhigasha, hanti iibsiga iyo weliba dulsaarka lacagaha fuula oo aan waaqfsanayn sharciga Islaamka.

Soomaaliya oo aan weli lahayn banki dhexe oo adag ayey sidoo kale ka furmeen dhowaanahan bankiyada noocan ah. Haddaba maxay tahay faa'idadada ay leeyihiin bankiyadan? Waa maxay caqabadaha hortaagan? Sidee ayeyse u shaqeeyaan? Su'aalahaas oo dhan waxaa ka jawaabaya barnaamijkan oo ay soo diyaarisay soona jeedinayso Sahra Ciidle Nuur.

Bankiyada
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:24:36 0:00

XS
SM
MD
LG