Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Islaamka Iyo Doorashada


Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee todobaadkan waxaan ku eegayna mawqifka Islaamka ee doorashada ku addan.

Barnaamijka ayaa si qotta dheer u falanqaynaya mawqifka ku aaddan doorashada.

Waxa kale oo uu barnaamijku gorfayn doonaa sida uu islaamku u arko hannaanka isa sharaxaadda iyo ka qayb galka doorashooyinka.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG