Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Garsoore lagu Toogtay Hargeysa


Magaalada Hargeysa xiligii salaada Subax ee maanta ayaa waxaa lagu dhaawacey Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa ee Somaliland, Cabdirashiid Maxamuud Duraan, waxaana haatan dhaawaca Gudoomiyaha loo qaadey dalka Jabuuti si loogu soo daweeyo.

Wararka isku-daygan oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG