Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Iska-hor-imaad ka Dhacay Garbahaarey


Iska-hor-imaad ka Dhacay Garbahaarey
Iska-hor-imaad ka Dhacay Garbahaarey

Ciidamo DKMG ee Somalia ka tirsan laguna soo tababaray Doolow, Ethiopia oo Somalia kusoo noqday ayaa waxay isku hor yimaaddeen Alshabab

Ciidamo DKMG ee Somalia ka tirsan laguna soo tababaray magaalada Doolow, Ethiopia ayaa waxay isku dhaceen kuwa Alshabab. Saraakiisha DKMG ee Somalia ayaa guulo ka sheegtay iska hor imaadkaas, hase yeshee wax war ahi kama soo bixin kuwa Alshabab.

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG