Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisado Isir ah oo ka jira St. Cloud, MN


Xiliyadii u dambeeyey magaalada St. Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka waxa ka jiray xiisado dhinaca isirka ku saleysan, kuwaas oo u dhexeeya bulshada Soomaalida iyo dadka caddaanka ee gobolka horay u degenaa.

Dhibaatooyinka ilaa hadda la soo sheegayo waxa ka mid ah in baabuur ay dad Soomaali ahi leeyihiin la burburiyey.

Madaxda magaalada ayaa kulan la qaatay bulshada Soomaalida, waxayna ballan qaadeen in xiisadda ay wax ka qaban doonaan.

Yuusuf Xaaji oo ka mid ah hogaamiyeyaasha bulshada Soomaalida ee magaaladaas ayaa VOAda uga waramay dhacdooyinkii u dambeeyey.

XS
SM
MD
LG