Isku xirrada

War Deg-Deg ah

IGAD oo Dhisaysa Laan Xalisa Khilaafka


IGAD oo Dhisaysa Laan Xalisa Khilaafka
IGAD oo Dhisaysa Laan Xalisa Khilaafka

Ururka goboleedka IGAD ayaa maanta shir ugu soo dhammaaday dalka Jabuuti, iyagoo ka arrisaday dhismaha hay'ad Xalisa khilaafaadka.

Urur goboleedka IGAD ayaa sheegay inay sameysanayaan laan qaabilsan xalinta khilaafaadka ee dalalka IGAD.

Ururka ayaa aamisan in beesha caalamka ay ku daawato dalalka IGAD khilaafkooda, sidaasi darteed waxay sheegeen in laanta ay dhisi doonaan ay qaabilsanaan doonto xal u helidda khalaafadka ka jira dalalka IGAD.

XS
SM
MD
LG