Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makarafoonka: Garsoore Cabdulqawi


Cabdulqawi Axmed
Cabdulqawi Axmed

Toddobaad ka hor Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka waxay Madaxweyne ku Xigeen u dooratay Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo u dhashay Soomaaliya.

Cabdulqawi waxa uu maxkamaddan garsoore kasoo ahaa lixdii sano ee lasoo dhaafay. Haddaba Garsoore Cabdulqwai Axmed Yuusf waxa uu toddobaadkan marti noogu yahay Barnaamijka Martida Makarafaoonka.

Qaybaha dambe ee waraysiga waxa uu kaga hadli doonaa sida ay maxkamaddu u shaqayso iyo sida jagada uu maxkamadda ka ahayaa u saamayn karto kiiska muranka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Haaruun Macruuf ayaa soo jeedinaya barnaamijka.

Martida Cabdulqawi
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:16:00 0:00

XS
SM
MD
LG