Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ICC oo Amartay in la Xiro Qadaafi


Maxkamadda Caalamiga ee Dambiyada Dagaalka ee ICC ayaa amar ku bixisay in la xiro madaxweynaha Libya, Mucamar Qadaafi iyo Xubno kale.

Maxkamadda Caalamiga ee Dambiyada Dagaalka ee ICC ayaa amar ku bixisay in la xiro madaxweynaha Libya, Mucamar Qadaafi iyo Xubno kale.

Qoraalka lagu amray xarigga Qadaafi waxa kaloo uu amrayaa in la soo xiro wiilka Qadaafi, Seyful Islaam Qadaafi iyo hoggaanka ciidanka sirdoonka ahna seedigii Cabdalla Sanuusi.

Amarkan ayaa yimid iyadoo Libya ay ku socoto duqeyn cirka ah oo ay ku waddo gaashaan buurta NATO.

XS
SM
MD
LG