Isku xirrada

War

HRW oo eedeysay dhinacyada dagaalamaya


HRW oo eedeysay dhinacyada dagaalamaya

HRW oo eedeysay dhinacyada dagaalamaya

Hay’adda fadhigeedu yahay dalkan Mareykanka ee u doodda xaquuqda bini'aaadanka ee Human Rights Watch ayaa ku eedeysay dhinacyada Soomaaliya ee dagaalamaya inay jabiyeen sharciga caalamiga.

Qoraal in ka badan 50 baal ka kooban oo ay soo saartay Hay’adda Human Rights Watch ayey Ugu baaqday in dhamaan dhinacyada ku lugta leh dagaalada Soomaaliya ay ka waantoobaan Xadgudubyada ka dhanka ah dadka aan hubeysneyn, isla markaana ay u ogolaadaan in dadka Gargaar la gaarsiiyo

Qoraalka hay’adda ayaa sidoo kale ku eedeeyay ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika Ee taageeraya DKMG ineey geeysteen duqeyn aan loo meel dayin.

Alshabaab ayey hay’adu ku eedeeysay inay caadis adag ku heyso dadka rayidka ah ee ku nool Goobaha ay kooxdu ka taliso.

Warbixin arintaasi ku saabsan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG