Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hillary Clinton oo ka Walaacsan Somalia


Hillary Clinton oo ka Walaacsan Somalia
Hillary Clinton oo ka Walaacsan Somalia

Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Hillary Cilinton ayaa sheegtay inay aad uga walwasho xaaladda Somalia.

Clinton ayaa hadalkan ka sheegtay kulan ay la yeelatay diplomaasiyiinta Afrikaanka ah ee fadhigoodu yahay Washington.

Xogahayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa tilmaantay in arrinta Somalia ay tahay mid ka mid ah arrimaha ugu adag shaqadeeda.

Qodobada ay xustay Xoghayuhu ayaa ah dadaalka uu maraykanku ugu jiro ka hortagga xagjirnimada iyo fidinta nabadda.

Clinton ayaa ugu baaqday qurbajoogga Somalida ah ee ku nool dalka Maraykanka in ay kaalin fiican ka qaataan dalkooda Somalia.

XS
SM
MD
LG