Isku xirrada

Hillary Clinton oo Booqanaysa Uganda


Hillary Clinton ayaa booqanaysa dalka Uganda. Clinton waxay madaxda dalkaasi kala hadli doontaa arrimaha Soomaaliya, amniga gobolka iyo iskaashiga military ee ka dhaxeeya labada dal.
Clinton waxay madaxweynaha Uganda Yoweri Mosaveni kala hadlaysaa howlgalka ciidamada Uganda ee Somalia iyo dagaalka ka dhanka ah al-Shabab.
Maraykanka ayaa Uganda ku tilmaantay inay tahay dal “xulufo muhiim ah la leh Maraykanka”.
XS
SM
MD
LG