Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hay'adda ICG oo soo saartay Warbixin ku Saabsan Kenya


Hay'adda ICG oo soo saartay Warbixin ku Saabsan Kenya
Hay'adda ICG oo soo saartay Warbixin ku Saabsan Kenya

Warbixinta ayaa ka hadlaysa sida dalka Kenya ugu degdegay galitaanka Somalia iyo waxa la haboon inuu sameeyo si uu u yareeyo khasaaraha

Warbixinta ayaa ka hadlaysa sida dalka Kenya ugu degdegay galitaanka Somalia iyo waxa la haboon inuu sameeyo si uu u yareeyo khasaaraha kasoo gaari kara dagaalka uu kula jirto ururka Alshabab.

Warbixinta ayaa talooyin dhowr ah u soo jeedisay dalka Kenya.

War iyo wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG