Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hay'adda Culumada oo Ka Hor Timid Dastuurka


Hay’adda culumada Somaliyeed ayaa ka soo horjeesatay dastuurka Qabya qoraalka, qaabka lagu soo diyaariyay iyo qodobo ka mid ah oo ay sheegeen inay dhaliilsanyihiin.

Hay,adda ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdishu.

wareysi aan la yeelanay Gudoomiyaha Hay’adda Culumada Somaliyeed Shiekh Bashiir Axmed Salaad oo aan ugu horeyn weydiinay waxa uu shirkooda jaraa’id ku saabsanaa.

XS
SM
MD
LG