Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka Oo Go'aankii Madasha Taageeray


Batuulo Sheekh Axmed
Batuulo Sheekh Axmed

Haweenka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan go'aankii shirka madasha ee lagu siiyey kooto ah 30% xubnaha baarlamanka cusub.

Haweenka Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyay go’aankii lagu gaaray shirkii madasha wadatashiga qaran ee ku saabsanaa habka doorahsda Soomaaliya ee 2016.

Haweenka Soomaaliyeed ayaa la go’aamiyay in 30% laga siiyo labada aqal ee baarlamaanka ee aqalka hoose iyo aqalka sare.

Kootada boqolkiba 30-ka ah ayaa ahayd mid horey loogu qoondeeyay in haweenka ay ku yeeshaan talada dalka, hase ahaatee dumarka Soomaaliyeed ayaan wali ku guuleysan inay kootadaa wada helaan.

Haddaba maxay kootadan cusub ee 30 boqolkiiba ah kaga duwan tahay tii hore? Caasho Ibrahim ayaa su’aashaasi iyo kuwa kalaba weydiisay Batuulo Sheekh Axmed Gaballe, guddoomiyaha haweenka qaranka Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Muqdisho.

Haweenka oo soo dhoweeyay kootada la siiyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00

XS
SM
MD
LG