Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa: Weeraro Argagixiso oo La Fashiliyay


Hargeysa: Weeraro Argagixiso oo La Fashiliyay
Hargeysa: Weeraro Argagixiso oo La Fashiliyay

Maamulka Soomaaliland wuxuu ku eedeeyay weeraradan inay fulin lahaayeen kooxda al-Shabaab.

Mas'uuliyiinta Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay fashiliyeen weeraro argagixiso oo xiriir ah oo laga fulin lahaa magaalooyinka Soomaaliland. Shir Jaraa'id oo maanta magaalada Hargeysa ku qabteen xubno ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo taliyaha booliska ayay ku sheegeen in weerarada argagixisada ah ay qorsheynayeen ururka al-Shabaab.

Mas'uuliyiinta ayaa shirkaasi jaraa'id ay ku soo bandhigeen aaladaha qarxa oo gaaraya 12 iyo hub iyo rasaas oo ay sheegeen in la damacsanaa in loo adeegsado weeraradaasi.

XS
SM
MD
LG