Isku xirrada

War

Hargeysa: Wasiirro La ansixiyay


Hargeysa: Wasiirro La ansixiyay

Hargeysa: Wasiirro La ansixiyay

Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta ansixiyay afar wasiir iyo xubno kale oo ka mid noqonaya guddiga cadaaladda Somaliland

Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta ansixiyay afar wasiir iyo xubno kale oo ka mid noqonaya guddiga cadaaladda Somaliland.

Ansixintan guddiga cadaaladda ayaa la sheegayaa inay buuq-yar dhalisay, iyadoo qaar ka tirsan xubnaha baarlamaanku ay ka biyo diideen saamiga ay deeggaanadoodu ka heleen guddiga cadaaladda.

XS
SM
MD
LG