Isku xirrada

War

Hargeisa: 22 Qof oo La Xukumay


Maxkamada Ciidamada Militariga Somaliland ee magaalada hargeisa ayaa maanta Xukuno Dil toogasho iyo Xabsi daayin iskugu jira ku riday 22 qof oo la sheegay inay ka mid ahaayeen dad Shacib hubaysan ah oo shalay Subaxnimadii weerar ku qaaday Xero Ciidan oo ku taala Bariga magaalada Hargeisa .

Weerarkaasi shalay ayay ku dhinteen 7 qof halka ugu yaraan 10 qof oo kalena ku dhaawacmeen hadaba Sahra Ciidle Nuur ayaa goor dhawayd khadka telephone ka kula xidhiidhay Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Somalilnd Yuusuf Faarax Sharmaarke waxaany ugu horayn waydiisay tirade dadka ay dilka ku xukumeen iyo kuwa xabsi daayinka lagu xukumay

Wareysiga oo maqal ah halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG