Halista burcadbadeedda xeebaha Soomaaliya ayaa u muuqata inay ka sii dareyso, ka dib markii kooxaha burcadbadeedu ay 24-kii bishii February ay dileen lahaystayaal Maraykan ah.
Khubaro isugu jirta Soomaali iyo ajnabi ayaa horey uga digay in dilka burcadbadeedu aysan xal keeni doonin.