Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hadliye oo Faahfaahin Ka Bixiyey Shirka Istanbul


Cabdisalaam Hadliye, wasiirka Arrimaha Dibedda
Cabdisalaam Hadliye, wasiirka Arrimaha Dibedda

Shir madaxeed ku saabsan arrimaha bani aadannimada caalamka ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, kaasi oo si gaar ah diiradda loogu saarayo la-tacaalidda xasaradaha qaxootiga.

Shirkan ay taageereyso QM, oo socon doonaa illaa Arbacada, ayaa ku baaqi doona ficillo wax looga qabanayo musiibooyinka bani aadanimada iyo yareynta halista ay dalalka soo koraya ugu jiraan arrintaas.

Wafdiga Soomaalida ee shirkaasi jooga waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Dibedda Cabsisalaam Hadliye Cumar. Weriyhayaga Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayuu uga warramay muhiimadda shrika iyo wafdiga Soomaaliya.

Wareysi: Hadliye
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:01 0:00

XS
SM
MD
LG