Isku xirrada

War

Guddiga DKMG ee Wadahadalka Somaliland

  • VOA Somali

Madaxweynaha DKMG, Shariif Sh. Axmed ayaa maanta magacaabay guddi ka kooban 5 xubnood oo dowladda uga qeyb gali doona wadahadalka ay la gali doono Somaliland.

Guddigan ayaa waxaa madax looga dhigay wasiirka arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka, C/samad Macalin.

Guddigan ayaa la filayaa inay magaalada London wadahadal kula qaataan guddi kale oo ka socda Somaliland.

wareysi ay VOAdu la yeelatay Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG