Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Goolhaye Cabdi-xaaq oo VOA Wareysi Siiyey


Goolhaye Cabdi-xaaq oo VOA Wareysi Siiyey
Goolhaye Cabdi-xaaq oo VOA Wareysi Siiyey

Goolhayihii Gobolka Jubbada Hoose, Cabdi Maxamed Axmed (Cabdi-xaaq) oo hadda ku nool Australia ayaa tababar siiya caruur Soomaaliyeed oo heer wacan ka gaaray kubadda cagta

Goolhayihii Gobolka Jubbada Hoose, Cabdi Maxamed Axmed (Cabdi-xaaq) oo hadda ku nool Australia ayaa tababar siiya caruur Soomaaliyeed oo heer wacan ka gaaray kubadda cagta.

Wareysi uu VOAda siiyey ayuu kaga waramay heerka ay gaareen caruurtan Soomaalida ah ee uu leyliyo.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG