Isku xirrada

War

Xukuumadda Cusub oo la Ansixiyay

  • Ahmed Olad

Xukuumadda Cusub oo la Ansixiyay

Xukuumadda Cusub oo la Ansixiyay

Baarlamaanka Somalia ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay golaha wasiirrada cusub ee uu dhawaan soo dhisay raisal-wasaare C/wali Max'ed

Baarlamaanka Somalia ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay golaha wasiirrada cusub ee uu dhawaan soo dhisay raisal-wasaare C/wali Max'ed Cali.

Kulanka ansixinta oo ay maanta soo xaadireen 420 xildhibaab ayaa waxaa xukuumadda cusub kalsoonida siiyay xildhibaano dhan 397, waxaa diiday 21 xildhibaan, halka ay laba xildhibaan ka aamuseen.

Raisal-wasaare C/wali Max'ed Cali oo kulankaasi ka qeybgalay ayaa baarlamaanka u sheegay in xukuumaddiisa cusub ay ka shaqeyndoonta soo celinta nabadda iyo waliba ladagaalanka musus-maasuqa.

XS
SM
MD
LG