Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golaha Nabadda iyo Amniga Afrika oo Somalia ka Hadlay


shir ka dhacay magaalada Addis Ababa ee Ethiopia ayaa lagu sheegay in Somalia ay kasoo baxayaan warar wanaag iyo xumaanba leh

Shir ka dhacay magaalada Addis Ababa ee Ethiopia ayaa lagu sheegay in Somalia ay ka imanayaan warar wanaag iyo xumaanba iskugu jira.

Warbixintan oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG