Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golaha Amaanka oo Ogolaaday Kordhinta Ciidamada AMISOM


Golaha Amaanka oo Ogolaaday Kordhinta Ciidamada AMISOM
Golaha Amaanka oo Ogolaaday Kordhinta Ciidamada AMISOM

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa goor dhaweyn si buuxda u ansixiyay qaraar mudada u kordhinaya ciidamada midowga Africa ee nabad ilaalinta u jooga Somaliya, awoodna u siinaya iney qaadi karaan talaabo kasta oo haboon si ey uga hortagaan qararta ay Alshabab ku heyso Somaliya

warbin kooban oo ku saabsan qaraarkan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG