Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Geela Australia oo Suuq loo Raadinayo


Geela Australia oo Suuq loo Raadinayo
Geela Australia oo Suuq loo Raadinayo

Geela Australia ee aan Cidina Dhaqan ayaa la Sheegay inuu tiro ahaan hal milyan gaaray si loo kala yareenaya suuq loo raadinayo

Geela Australia ee aan cidina dhaqan ayaa la sheegay inuu tiro ahaan hal milyan gaaray si loo kala yareenaya suuq loo raadinayo. Geelan ayaa la sheegay in hilibkiisa iyo caanihiisa suuq looga raadinayo Bariga Dhexe, Malaysia, iyo waddanka Thailand.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoos ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG