Isku xirrada

War

Garsoore lagu Dilay Boosaaso


Garsoore lagu Dilay Boosaaso

Garsoore lagu Dilay Boosaaso

Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in nin hubeysan uu maanta toogasho ku dilay gar-soore ka tirsan maxkamadda racfaanka ee Gobolka Bari oo lagu magacaabo Cabdinasir Xaaji Adan.

Garsoorahan ayaa maanta lagu hor-toogtay albaabka hore ee maxkamadaasi. Mas’uul ka tirsan maxkamadda ayaa VOA u sheegay in ciidamada ilaalada maxkamadu ay qabteenn ninkaasi isla markaana loo wareejiyay xabsiga Boosaaso.

Lama oga ujeeddada ka danbeysa dilkaasi iyadoo sidoo kale maamulka Puntland uusan ka hadlin dilkaasi.

XS
SM
MD
LG