Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii Wadatashiga oo Maanta ka Furmay Garowe


Shirkii Wadatashiga oo Maanta ka Furmay Garowe
Shirkii Wadatashiga oo Maanta ka Furmay Garowe

Daawo Sawirrada Shirka

Waxaa maanta magaalada Garowe ka furmay Wajigii 2aad ee shirka wada tashiga kooxaha Soomaalida.

Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya Madaxweynaha Soomaaliya Sharif Sheikh Axmed, Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Abdiwali Gaas, Madaxweynaha Puntland Maxamed Maxamud Faroole, iyo madaxweynaha Galmudug, Wakiilka gaarka ah ee XGQM ee arrimaha Somalia Agustine Mahiga iyo ergooyin ka socda ururada bulshada. t

Maamulka Ahlusunna ee Gobolada dhexe iyo maamulka Ximin iyo Xeeb ayaaney ergo ka joogin Shirka.

Shirkan ayaa soconaya saddex maalmood waxaana looga dooddaya qorista dastuurka qabyadaha ee Soomaaliya.

hadaba wararka iyo wareysiyada ku saabsan shirkaasi qeybtan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG