Isku xirrada

War

Garowe oo looga Hadlay Halista Haysata Dhaqanka Soomaalida


Garowe oo looga Hadlay Halista Haysata Dhaqanka Soomaalida

Garowe oo looga Hadlay Halista Haysata Dhaqanka Soomaalida

Kulanka looga hadlay halista haysata dhaqanka Soomaalida waxaa soo qabanqaabisay Hay'adda cilimibaarista Puntland ee PDRC.

Waxaa magaalada Garowe maalintii shalay ahayd lagu qabtay kulan looga hadlayay halista haysata dhaqanka Soomaalida.

Kulankan oo ay soo qaban qaabisay hay'adda Cilmi baarista iyo horumarinta ee Puntland ee PDRC ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka tirsan xukuumadda Puntland oo ay ka mid tahay wasiirka Haweenka iyo Qoyska Caasho Geelle Diiriye oo si aad ah uga digtay halista uu ku jiro dhaqanka iyo luuqadda Soomaalida.

Waxaa kaloo kulanka ka qeybgalay qoraaga caanka ah Maxamed Daahir Afrax.

XS
SM
MD
LG