Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Garowe: Maalinta Miinada oo la Xusay


Garowe: Maalinta Miinada oo la Xusay
Garowe: Maalinta Miinada oo la Xusay

Magaalada Garowe waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayo maalinta miinada, waxaana laga hadlay khatarta miinada.

Xaflad lagu xusayo maalinta miinada ayaa lagu qabtay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.

Munaasabaddaasi waxaa ka qeybgalay mas'uuliyiin ka tirsan maamulka iyo qeybaha bulshada magaaladaasi.

Wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb ayaa ku soo warramay in xafladdaasi uu hadal ka jeediyay, madaxweyne ku xigeenka Puntland Jeneral Cabdisamad Cali Shire oo goobta munaasadda ka sheegay halista ay miinadu ku hayso dad badan oo ku dhaqan deegaanada Puntland.

XS
SM
MD
LG