Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Garowe: Kulan ku saabsan Dimoqraadiyadeynta


Waxaa magaalada Garowe ka socda kulan looga hadlayo dimoqraadiyadeynta, baahinta xukunka iyo sarreynta sharciga.

Waxaa magaalada Garowe ka socda kulan looga hadlayo dimoqraadiyadeynta, baahinta xukunka iyo sarreynta sharciga, kaasoo shalay furmay.

Kulankaasoo maanta ku eg ayaa waxaa uu ka socda xarunta horumarinta iyo cilmi baarista Puntland ee (PDRC).

Agaasimaha hay'adda PDRC Cabdiraxmaan Cabdulle Shuuke ayaa VOA u sheegay in kulankan ay ka qeybgalayaan dhinacyada bulshada iyo maamulka Puntland, si looga arrinsado hannaan dimoqraadiyadeed oo looga gudbo hannaanka beelaha ee uu hadda ku dhisan yahay maamulka Puntland.

XS
SM
MD
LG