Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Garowe: Isimo Muqdisho Gaaray


Maanta Magaalaa Garowe waxaa ka dhoofay ilaa iyo 19 Isim oo ka socda Puntland oo ku sii jeeday Muqdisho si ey uga mid noqdaan 135ka oday ee Guurtida Somaliyeed ee soo xulaya xubnaha asixinta Dastuurka ay Mustaqbalka Somaliya yeelan doonto.

Faahfaahin ku saabsan markii Isimadan ay Puntland ka soo duulayeen waxaa inoo haya wariyeheena Nuux Muuse Birjeeb.

XS
SM
MD
LG