Isku xirrada

War

Garowe: Dhalinyaro Shabab lagu tuhmay oo lasoo bandhigay


Garowe: Dhalinyaro Shabab lagu tuhmay oo lasoo bandhigay

Garowe: Dhalinyaro Shabab lagu tuhmay oo lasoo bandhigay

Maamul-goboleedka Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe ku soo bandhigay ilaa 18 Dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabab.

Maamulka ayaa sheegay inay dhalinyaradan ay ka soo qabqabteen howlgallo ay ka fuliyeen magaalada Gaalkacyo, gaar ahaa guri ku yaalla Xaafadda Garsoor oo ay ku shirsanayeen,

Dhalinyaradan la soo bandhigay oo qaarkood la hadlay Saxaafadda ayaa beeniyay inay al-lShabaab ka tirsan yihiin, laakin wuxuu maamulka Puntland sheegay in qaarkood ay caddeymo u hayaan taasoo muujinaysan inay al-Shabaab ka tirsan yihiin.

XS
SM
MD
LG