Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xil. Caasha oo ka Hadashay Qoondada Haweenka


Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi
Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi

Walaac badan ayaa ka taagan sidii loo xaqiijin lahaa in dumarku ay ka helaan qoondo gaadhaysa 30% Baarlamanka soo socda, waxayna u arkaan in dawladii lagu soo dhisey Kenya sannadkii 2004 iyo dawladdii Muqdisho lagu dhisay sannadkii 2012 ee haatan wakhtigeedu dhammaanayo, aanay midka ka helin dumarku qoondadii loogu talo galay inay ka helaan baarlamaanka.

Hadaba rajo intee le'eg ayaa laga qabi karaa in la sugo tirada dumarka ee ka mid noqonaya baarlamaanka Soomaaliya ee la soo dhisi doono.

Su'aalahaas iyo kuwo kale oo la xidhiidha xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa Falastiin Axmed Iimaan ay hordhigtay Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi oo hawlo shaqo u joogta dalkan Maraykanka.

Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi iyo Falastiin Axmed Iimaan
Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi iyo Falastiin Axmed Iimaan

Waraysiga Caasha Xaaji Cilmi
please wait

No media source currently available

0:00 0:28:10 0:00

XS
SM
MD
LG