Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gargaarka Abaaruhu Xagee buu Marayaa?


Gargaarka Abaaruhu Xagee buu Marayaa?
Gargaarka Abaaruhu Xagee buu Marayaa?

Guddoomiyaha Guddiga Abaaraha, Cabdullaahi M. Shirwac ayaa sheegay in wali ay jirto baahi loo qabo gargaarka abaaraha Somalia ka jira.

Guddoomiyaha Guddiga Abaaraha, Cabdullaahi M. Shirwac ayaa sheegay in wali ay jirto baahi loo qabo gargaarka abaaraha Somalia ka jira.

Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in ay dhiiri galinayaan dhamaan dadka wada gargaarka, sidaa darteedna ay amreen gegida dayuuradaha ee Muqdisho inay fududeeyaan dadka arrimahaas ku howlan. Arrintan ayaa keenay dood oranaysa in xamuulka kasoo degaya garoonka diyaaradaha ee Muqdisho aan lala socon, lagana yaabo in si kale loo adeegsado.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG