Isku xirrada

War

Ganacsade Somali ah oo Lagu Diley Koonfur Africa


Ganacsade Somali ah oo Lagu Diley Koonfur Africa

Ganacsade Somali ah oo Lagu Diley Koonfur Africa

Ganacsade Soomaali ah ayaa xalay lagu dilay meel u dhow magaalada caasimada Johannesburg ee dalka Koonfur Africa.

Xaley waxaa dalka KoofurAfrika lagu diley ganacsade Soomaaliyeed. Dilkan ayaa ah kii toddobaad ee bil gudaheed loo geysto Soomaalida ku dhaqan dalka Koonfur Africa.

Axmed Maxamed Cabdi oo ka mida ganacsatada Somalida ee dalka Koofur-Afrika ku sugan ayaan ka wareysaney dilalkan dhacaya iyo waxa ay salka Ku hayaan.

XS
SM
MD
LG