Isku xirrada

War

Galmudug: Wasiir Afduub loo Heystay oo la sii daayay


Galmudug: Wasiir Afduub loo Heystay oo la sii daayay

Galmudug: Wasiir Afduub loo Heystay oo la sii daayay

Koox dabley ah ayaa sii deysaywasiirka warbarashada Maamulka Galmudug burhan Warsame Cigaal oo ay afduubteen saakay.

Koox Dabley ah oo saakay abaara 11:00 kii barqanimo afduub u geystay Wasiirka Waxbarashadaee Maamul goboleedka Galmudug Burhan Warsame Cigaal, ayaaa goor dambe sii daayay.

Burhan ayaa in kastoo markii horey Dableyda ay gurigiisa ka kaxeysteen markii dambe ay dib ugu soo celiyeen gurigiisa oo uu xabsi ku hayay ilaa shan qof oo maleeshiya ahna ay ku heystaan.

Arinta afduubka wasiirka ayaa ka dambeysay inuu damiin ka ahaa wiil sideed jir ah oo ay dableyda horey uga afduubteen Magaalada Gaalkacyo oo uu wasiirkana dhex dhexaadintii lagu sii daayay wax ka galay.

XS
SM
MD
LG