Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug oo ka Hortimid Magac-siinta Gegida Gaalkacyo


Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in gegida dayuuradaha Galkacayo la siiyo magaca Cabdulaahi Yuusuf ay haboonayd in laga tashado

Madaxweynaha Galmuduga, Maxamed Axmed Caalin ayaa sheegay in gegida dayuuradaha Galcayo la siiyo magaca madaxweynihii hore ee Somalia ee geeriyooday, Cabdulaahi Yuusuf ay haboonayd in lagala tashado.

Dhinaca kale DKMG ayaa difaacday go'aankaas iyada oo sheegtay in Madaxweyne Yuusuf uu mudan yahay in gegidaas magaciisa la siiyo.

Wareysiyo arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG