Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia Oo Dib Ugu Biireysa Ururka Badaha


Fireworks light the sky over the Harbour Bridge during New Year's Eve celebrations in Sydney, Australia.
Fireworks light the sky over the Harbour Bridge during New Year's Eve celebrations in Sydney, Australia.

Soomaaliya ayaa loo ogolaaday markii ugu horaysay in dib ula soo noqoto xubinimadeedii Ururka Badaha Adduunka.

Magaalada London waxaa shalay lagu soo gaba-gabeeyay shirkii guud ee sanadlaha ahaa ee Ururka Badaha Aduunka ee Qaramada Midoobay ee loo yaqaano IMO oo xaruntiisu ay tahay magaalada London.

Soomaaliya ayaa loo ogolaaday markii ugu horaysay in dib ula soo noqoto xubinimadeedii ururka oo muddo dheer ay ka maqnayd inkastoo wali ay jiraan lacago daymo ah oo lagu leeyahay dawladda.

Hadaba shirkaasi markii uu dhamaaday, waxaa Studiyaha VOA ee London nagu soo booqday Wasiirka Dakadaha iyo Gaadiidka Badda ee Dawladda Federaalka Soomaaliya, Nuur Faarax Xirsi oo shirkaasi ka qaybgalay.

Wariyaha VOA ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayuu u warramay.

Wareysi: Wasiirka Dekedaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:55 0:00

XS
SM
MD
LG