Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gaas iyo Mahiga oo la Kulmay Odoyaasha


R/wasaaraha Somalia, Prof. Abdiwali Mohamed Ali iyo Wakiilka gaarka ah ee XGQM ee Somalia, Aughustine Mahiga ayaa odoyaasha dhaqanka ugu baaqay inay sida deg deg ah u soo gudbiyaan liiska ergada ansixinaysa dastuurka. Hadalkan ayay labadooduba ka sheegeen kaddib kulan ay maanta Muqdisho kula qaateen qaar ka tirsan odoyaasha dhaqanka ee ku shirsan Muqdisho. Xassan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan noo soo diray.

Dhinaca kalena Dr. C/Qasim Salad Xassan, madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ka hadlay dastuurka iyo qorshaha xilliga kala guurka.

Siyaasi Maxamed Farax ayaa isna falanqeynaya muranka imika taagan.

Warbixin iyo wareysiyo qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG