Isku xirrada

War

Caalin: Ma Fududa Hirgelinta Heshiiskii Muqdisho


Madaxweynaha Maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa socdaal ku maraya dalkan Mareykanka waxaana uu Magaalada Miniapolis ee gobolka Minnesota uu kulamo kula yeesha qaar ka mid ah jaaliyadda Somalida.

Madaxweeyne Caalin oo u waramayay VOAda ayaa sheegay in haddii aan la muujin dadaal dheeri ah ay adagtay sida lagu hirgeliyo heshiiskii dhawaan lagu gaaray Muqdisho ee ka gudbidda Dowladda Soomaaliya ee Muddada KMG.

Waxuu dhinaca kale beeniyay eedeeyn loo soo jeediyay maamulkiisa Galmudug oo aheyd ineey Musuq maamusqeen deeq waxbarasho oo gobola ay ka heeleen dalka Turkiga

Hadaba wareeysiga Madaxweyne Caalin Halkan hoose ka dhageeyso

XS
SM
MD
LG