Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fiqi Oo Ka Hadlay Weerarkii Hotel Saxafi


Agaaismihii hore ee hay’adda nabad-sugidda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ay jiraan sababa isbiirsaday oo keenay in Al-Shabaab ay kordhiyaan awoodooda dagaalka.

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa weerar ay axaddii ku qaadeen hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen 15 qofood oo isugu jira mas’uuliyiin sare iyo dad shacab ah.

Weerarkaasi waxa uu ahaa kii ugu dambeeyey weerar dhowr ah oo Al-Shabaab ay sanadihii ugu dambeeyey ay la beegsanayeen hoteellada iyo goobaha dadweynaha.

Agaaismihii hore ee hay’adda nabad-sugidda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ay jiraan sababa isbiirsaday oo keenay in Al-Shabaab ay hadda kordhiyaan awoodooda dagaalka.

Fiqi waxa uu dhalliilay ciidamada amniga oo uu yidhi waxay lumiyeen bartilmaameedkii looga baahnaa inay waajahaan.

Waxa uu Muqdisho uga warramay weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayuu ugu warramay Muqdisho.

Wareysi: Axmed Macallin Fiqi
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:44 0:00

XS
SM
MD
LG