Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faroole oo u Jawaabay Farmaajo


Faroole oo u Jawaabay Farmaajo
Faroole oo u Jawaabay Farmaajo

Madaxweyne Faroole ayaa diiday in shacabka Puntland uuna madaxdiisa ku raacsaneyn in Puntland ay xiriirka wadashaqeynta ka goosatay DFKM

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, Cabdiraxmaan Faroole ayaa diiday in shacabka Puntland uuna madaxdiisa ku raacsaneyn in Puntland ay xiriirka wadashaqeynta ka goosatay DFKM ah, hadalkaasna waxa dhawaan sheegay Ra'iisal Wasaaraha DKMG ah, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Wariyaha VOA ee magaalada Garowe, Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan soo diray.

Warbixinta oo dhamesytiran, hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG