Isku xirrada

War

Faroole: Dilalka Puntland DKMG ayaa ka Danbeysa


Faroole: Dilalka Puntland DKMG ayaa ka Danbeysa

Faroole: Dilalka Puntland DKMG ayaa ka Danbeysa

Madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa sheegay in dilalka ka dhacaya Puntland ay ka danbeeyaan DKMG.

Madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay Boosaaso ku sheegay in dilalka ka dhacaya Puntland ay ka danbeeyaan oo ay maalgalinayso DKMG.

C/raxmaan Faroole, wuxuu sheegay in madaxda DKMG ay ku guuldaraysteen xalinta dhibaatada dalka Somalia isla markaana ay doonayaan inay qalalaase ka dhaliyaan gudaha Puntland.

XS
SM
MD
LG