Isku xirrada

War

Farole: TFG Uma Madaxbanaana


waxaa xalay magaalada Garowe lagu qabtay xaflad lagu shaaciyay xilliga aftida dadweyne loo qaadayo dastuurka Puntland, Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole oo xafladaasi ka qeybgalay ayaa qudbad uu ka jeediyay kaga hadlay, Mowqifkiisa ku aadan wadahadal dhex mara DKMG ah iyo Somaliland, aqoonsashada maamulgoboleedyada, iyo dastuurka Puntland.

Warbixntaasi halkan hoose ka dhageyso

XS
SM
MD
LG