Isku xirrada

War

Farmaajo: Dagaalka waan sii wadaynaa

  • Abdulaziz Osman

Farmaajo: Dagaalka waan sii wadaynaa

Farmaajo: Dagaalka waan sii wadaynaa

R/W Somalia, Max'ed C/laahi Farmaajo ayaa sheegay in ciidamada DKMG ay qabsadeen goobo muhiim ah dagaalkana ay sii wadi doonaan.

R/W Somalia, Max'ed C/laahi Farmaajo ayaa sheegay in ciidamada DKMG ay qabsadeen goobo muhiim ah oo ku yaala Muqdisho,

Farmaajo wuxuu sheegay inay sii wadi doonaan dagaalka ay kula jiraan Al-shaab ilaa iyo inta ay dalka ka saarayaan kooxaha ajanabiga ah ee ka babar-dagaallamaya kooxda Al-shabaab.

Qeybtan hoose ka dhagayso wareysi dheer oo C/casiis Xuseen la yeeshay Ra'iisul-wasaare Farmaajo.

XS
SM
MD
LG