Isku xirrada

War

Faaqidaadda: Faragelinta Kenya


Faaqidaadda: Faragelinta Kenya

Faaqidaadda: Faragelinta Kenya

Barnaamijkeena faaqidaad ee todobaadkan ayaan arintaasi iyo howlgalka kenya lagu jeex jeexayaa

Waxaa ka qeeyb galaya Wasiirka Gaashaandhiga ahna Ra’isul wasaare ku xigeenka DKMG ah Xuseen Carab Ciise.

Wasiir ku Xigeenka Xanaanada Xoolaha Kenya Aden Barre Ducaale, isla markaana ah Xildhibaan laga soo doorto Gobolka Waqooyi Bari Kenya

Sidoo kale Banaamijka waxaa ka qeeybgalaya Maxamud Maxamed Culusow oo ah Aqoonyahan Somaliyeed.

Barnaamijkaasi halkan hoose ka dhageeyso

XS
SM
MD
LG