Isku xirrada

War

Fadliga Bisha Ramadaan


Dunida islaamka waxaa maanta oo Arbaca ah ay ahayd maalintii ugu horraysay ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan

Dalka Sucuudiga iyo iyo badidba wadamada carabta ayaa xalay laga arkay bisha
Sidoo kale Somalia ayaa maanta oo Arbaca ay tahay maalintii ugu horraysay ee bisha barakaysan ee Ramadaan.
Wasaarradda Awqaafta ee DKMG ah ayaa xalay Sheegtay in ay curatay bisha Ramadaan .
Sidoo kale wasaaradaha Awqaafta iyo arrimaha diinta ee maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa shhaaca ka qaaday xalay in ay kow ahayd.
Bisha Ramadaan ayaa sanadkan mar kale ku soo beegmaysa iyada oo weli ay dagaallo ka taaganyihiin meelo ka mid ah dalka Somalia.
Waxaana intaasi dheer abaaro iyo biyo la’aan laga soo sheegayo gobolada qaar.
Fadliga bisha Ramadaan iyo guud ahaan xaaladda Soomaalida gudaha iyo dibadda ayaanu ka waraysanay Sh Cabdiraxamaan Shariif madaxa Isku tagga Culimada waqooyiga America.

Dalka Sucuudiga iyo badidba wadamada carabta ayaa xalay laga arkay bisha

Sidoo kale Somalia ayaa maanta oo Arbaca ay tahay maalintii ugu horraysay ee bisha barakaysan ee Ramadaan.

Wasaarradda Awqaafta ee DKMG ah ayaa xalay Sheegtay in ay curatay bisha Ramadaan .

Sidoo kale wasaaradaha Awqaafta iyo arrimaha diinta ee maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa shhaaca ka qaaday xalay in ay kow ahayd.

Bisha Ramadaan ayaa sanadkan mar kale ku soo beegmaysa iyada oo weli ay dagaallo ka taaganyihiin meelo ka mid ah dalka Somalia.

Waxaana intaasi dheer abaaro iyo biyo la’aan laga soo sheegayo gobolada qaar.

Fadliga bisha Ramadaan iyo guud ahaan xaaladda Soomaalida gudaha iyo dibadda ayaanu ka waraysanay Sh Cabdiraxamaan Shariif madaxa Isku tagga Culimada waqooyiga America.

Waraysiga Sheekha ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG